Waa maxay Google AdSense?


 Google AdSense waa barnaamaj ay shirkada Google maareyso kaasi oo loogu talagalay dadka website-yada leh si ay websit-yadooyada xayeysiin u saaraan ayna kaga faa’idaan dadka soo booqonaya website-kooda


Sidoo kale Google Adsense waxaa loogu talagay dadka barta Youtube muuqaalada soo geliya, si ay muuqaaladooda u saartaan xayeysiin ayna kaga faa idaan daawashada muuqaalkooda.



#googleadsense
#googleadsenseayaanlegentle
#adsense

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.