sida lacag looga sameeyo google adsense

 sida lacag looga sameeyo google adsense 


Ugu horeyn waa maxay adsense


Adsense waa shirkad ay leedahay google waxaana la aasaasay 2003 shirkadan waxaa jirta shirkad kale oo qasab tahay inaad fahanto oo ladhaho google ads waa 2 shirkadood oo kala duwan balse google ay wada leedahay shirkada loo yaqaano google ads waxee qabata in ganacstada 

loogu sameeyo ganacsigooda sheekada halkaas markee mareyso shirkadda ladhaho google adsense lacagahii iyo xayeysimihii google ads lasoo gashtay ayee waxee kuu suuragalineysaa inaad websitekaaga geshato oo xayeysinta ay websitekaaga kasoo muuqato hadaba waxaa sidaas kusoo baxay oo imaanaya google adsense oo ku fududeeneysa in shirkadahas xayeysiimaha sameesanaya ay websitekaaga kasoo muuqdaan.


Google adsense waxay leedahay sharciyo iska fudud oo dhaqsi laguugu soo aqbali karro sharciyada waxaa kamid ah in websitekaaga aadan soo gelinin waxyaabo kahadlaya sida hacking-ka, dilka , kufsiga iyo waxyaabaha argagaxa leh waxyaabahas oo idil waa ay kaa fiirineysaa markaad rabto in google adsense ay kusoo aqbasho sidoo kale google adsense waxay leedahay wax loo yaqaano crawlers ama bots kuwaas oo sifudud usahlaya inee siiyaan xogta websitekaaga oo waqtiga lasameeyay qoraalada kujira iyo waxwalba ay ubaahnan lahayen sifudud ayee ku ogaan karaan hadaba waxaa loo baahanyahay in websitekaaga aad kadhigto mid soo jiidasho iyo waxtar leh.


 Waxaad ubaahantahay 

1.website 


2. Articles ama qoraalo 

3. Website-ekada oo aad design fcn u sameyso sida inaad pages ka muhiim ka ah kuso darto sida 

About

Contact us

Privacy and policy 


4.Ugu dambeyn dalbashada google adsense

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.