Leonardo da Vinci tariikh

 Leonardo da Vinci

- [ ] Waxaa jira saddex nooc oo dad ah; kuwa wax arka, kuwa wax arka marka la tuso & kuwa aan waxba arkayn.
- [ ] Waxbarasho rabitaan la’aan ah waxay xumeysaa xusuusta, mana hayso waxa ay ka qaadato.
- [ ] Maalin si fiican loo qaatay waxay keentaa hurdo farxad leh, sidaasoo kalena nolol si fiican loogu shaqeeyay waxay keentaa dhimasho farxad leh.
- [ ] Nolol jaceyl la’aan ah idilkeed nolol maaha.
- [ ] Ma jiro wax la jeclaan karo ama la nici haddii aanan marka hore la fahmin.
- [ ] Waqtiga in ku filan wuu la joogaa qofkasta oo isticmaali doona.
- [ ] Dhammaan aqoonta ku dhammaata ereyo waxay u dhiman doontaa si ka dhaqsi badan sida ay ku timid, marka laga reebo ereyga qoran taasoo ah qeybtiisa farsamada.
- [ ] Wad xanuunsaneysaa haddii aad amaanto, laakiin waxaa kasii daran haddii aad canaanato waxaad fahmi weyso.
- [ ] Way fududahay in la iska caabiyo bilowga marka loo eego dhamaadka.
- [ ] Barashadu waa shayga keliya ay maskaxdu aanay weligeed ka daalayn, oo aysan marna ka baqin, oo aanay weligeed ka shalaayin.
- [ ] Ka dhig shaqadaada mid waafaqsan ujeedadaada.
- [ ] Maxay ishu si cad wax u aragtaa marka ay hurudo marka loo eego mala-awaalka marka ay soo jeedo.

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.