Maqaal



Waxaan ka baqayaa inaad qiimahayga garato maalin aan kaa tagay anoon kuu soo laaban karayn , waxaan kasii war-warayaa sidaad noqon doonto maalinkaa.





waayo hada ayaan lexejeclo kaa qabaa , waxaa iisawiran adiga oo gam'i la , sariirta dusheeda is rog-rogaya , adoo daawanaya sawiradeyda hada kula fooshaxun oo markaa kula qurxoon.




Hayoon

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.