Qormo

 01.Xaqiiqdu waa sida qorraxda oo kale, afka waad ka xidhan kartaa in muda ah balse kuma dhiiraan kartid in aad runta qariso.


02.Raadso qof o,g in aad tahay qof aan dhamaystirnayn balse kuula dhaqma sid qof dhamaystiran.


03.Raga cuqulada ah way hadlaan waayo waxa ay haystaan wax ay ku yiraahdaan dadka nacasiinta, nacasku wuu hadalaa wayo hadafkiisa ayaa ah inuu iska hadlo.


04.Ha lumin noloshaada adigoo isku dayaayo in aad ka yaabiso dadka kale, balse samey waxa aad jeceshahay, jeclowna waxaa sameynaysed.


W/Q Abdullahi Mohamed Mohamud

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.