Maanta oo kale maxa tarikhda ka dhacay 8 may



Maanta oo kale maxa tarikhda ka dhacay 8 may
1: maanta oo kale 8 may 1360 waxa wajigiisa koobaad laa gadhay Heshiiskii Brétigny dagaalki boqolka sano ee uu dhexeyaay Farnsiiska iyo Ingiriiska waxana la ansaxiyaay heshiiskan 24kii Oktoobar 1360kii
2: maanta oo kale 8 may waxa is dhiibay Ciidamada Jarmalka Dagaalkii labaad ee Aduunka ciidamada jarmalka oo si toos ah uu iclaamiyaay in dagaalka looga adkaaday Go'aanka is-dhiibida ayaa la shaaciyay 8-dii May 1945. Waxaa lagu saxiixay Karlshorst , Berlin ,

 
3: maanta oo kale 8 May 1980, Golaha Caafimaadka Adduunka waxu ku Dhawaaqay inay sii rasmi ah uu u soo af jarmay cuudurka furuqa/ Smallpox oo ah cuduur afeeyaay aduunka qarnigii 20aad kaliya waxu dilay ku dhawaad 300 milyan oo ruux
4: maanta oo kale May 8, 1886 farmasiilhi / pharmacist caanka aha eeJohn Stith Pemberton ayaa soo saaray nuqulkii ugu horeyay ee cabitaanka caanka ah ee
Coca-Cola
Waa qaybo ka mida dhacdooyinki dhacay maanta oo kale waxa aan ku dadaali doona malin kasta inaan soo gudbiyo waxa tarikhda ka dhacay

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.