Nibiriga buluugga

 Nibiriga buluugga


🐋 ah waa noole aad u qara-weyn oo badaha 🌊ku nool, wuxuu aad uga weyn yahay Diinaasoorka🦖🦕 iyo maroodiga🐘.
Dhererkiisa waxaa lagu qiyaasaa 24-30 Mitir, Culeyskiisu wuxuu gaaraa 200 Ton (1 ton = 1000kg), xubnaha jirkiisu aad ayey u waaweyn yihiin tusaale ahaan Culeyska Wadnihiisa❤ waxaa lagu qiyaasaa 181Kg. Garaaca wadnihiisa waxaa laga maqli karaa 3Km😮.
Carrabkiisuna 👅maroodiga ayuu le'eg yahay!*
Wuxuu cunaa maalinkii 3.5 ton oo kalluun ah oo u dhiganta 3500 kg!
ILAAHAY baa abuuray oo kafaalo qaaday Risqigiisa Maalinna ma waayo wuxuu cuno, Adiguna waxaad cuni lahayd ayaad ka fekertaa!
Asbaabta la imow Ilaahayna talo-saaro, hana Murugoon wuxuu ilaahay kuu qoray marna ma weyneysid

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.