Lacagtu waa daawo. (Daawo nafeed😂


 Lacagtu waa daawo. (Daawo nafeed)


Orad bal lacag sii qof murugeysan horay ayuu ka farxayaa.

Qof iska jiifay xaafadda oo waxba aanan heyn lacag sii, horay ayuu ka istaagayaa.

Qof ku caaynayo ama ku nacladi jiray wax sii bal, horay ayuu niyadda kaaga furayaa.

Atariisho ama xariif buuq badan xataa haddii aad siisid, horay ayay ka degeysaa ama uu ka degayaa.


Dhaqtar ma ihi, lkn waxaan idin leeyahay

"Ha la isku daaweeyo lacagta, nafta ayay daawo u tahay".


Kaftan 😁Maanta


Share post And comment 

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.