Waxay yiraahdaan maskaxdeennu in ay wax kaydiso waxa ay kaga awood badan tahay in ay fakarto

 Waxay yiraahdaan maskaxdeennu in ay wax kaydiso waxa ay kaga awood badan tahay in ay fakarto oo ay arrimaha horyaalla maareyso ama ay go’aamo qaadato. Ha isku hallayn xusuustaada ee meel ku xarriiqo waxyaabaha aad u baahan tahay in hadhow dib u xasuusato.


Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.