AKHRI KA DIBNA MUUJI DAREENKAAGA .

 AKHRI KA DIBNA MUUJI DAREENKAAGA .

😭
Nin qoraa ah ayaa wuxuu qoray Buug la magac baxay My Mother is My Love, Buugga wuxuu ka hadlaayey Hooyada, ka dibwaxaa la weydiiyay Ninkii sababta ku kaliftay inuu qoro Buuggan, wuxuuna ku jawaabay:-
Maalin maalmaha ka mid ah, aniga oo 12 jir ah ayaa Habeen waxaa Xanuunsatay Hooyaday waxeyna laheyd Uur Todobo bilood ah, Markii ay Xanuunka dareentay ayaa waxaa i qabatay Hurdo .
Waana iska Seexday Xilli ay saacadu aheyd 2:00 habeenimo ayaa soo baxay oo waxaa i qabatay Kaadi, markii aan soo maraayey Jikada ayaan waxaan dareemay Shanqar.
Markaan soo galay Jikada ayaan arkay arin aan iga Oohisay, taasoo aheyd Hooyaday oo xalay oo dhan Xanuunsaneyd ayaa Xilligaas waxay Dabka saareysaa Shaah intaan soo Orday ayaan ku iri:- Hooyo maxaad u sameyneysaa Shaaha waaba Xanuunsan tahay .
Aniga ayaa kuu jooga oo karin lahaa, waxay igu tiri Hadal aan weligey ilaabi doonin, kaasoo ahaa "Hooyo Xanuun walba oo aan Dareemo waxaa ka weyn Xanuun walba oo uu dareemayo ilmaheygubmarkuu Gaajoodo.
Ugu Dambayn Hooyadu waa lama helaan haddii ay kuu Nooshahay ka Duceyso, una Ducee oo ha ilaawin..(illaahow Hooyo u Naxariiso).

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.