subax wacan

 #subax wanaagsan

1. sideedaba Guusha waxa ay kabilaabataa in aad sameyso waxa aysan dadka kale sameyn taasoo ah in aad kacdo marki aay hurdan si aad noloshaada u hormariso.
Xigmada Subaxaana waa, "Guusha waxa ay kabilaabata Markii aad goobtada raaxo kasoo kacdo si aad noloshada u hormariso".
2.Hadiyada ugu fiican ee aad waligaa naftaada siin karto ayaa ah inaad ilowdo wixii tagay oo aadan ka welwelin mustaqbalka.
3."Waxaynu u soo kacnaa subax kasta si aynu u noolaanno nolol isku mid ah, ulana noolaano dad isku mid ah, innagoo kula noolaanayna goobo isku mid ah, taas ayaaba ah halgan".
4. wakhtigu sugitaan malehe wakhtigaaga maal gasho aakhiraa danbese , iyo aduunkan waxaa mudnaashiyo ku nool dadka si dhaba rabi ugu hogaansama rabi si dhaba ugu hogaansanaw
5. Mar walbo aad dhadhamiso dhibaatoyinka nolosha caqligagaagu waxu noqonayaa mid ka weyn cimrigaaga, dhibaato walbo waa heer cusub oo biseyl ah "qof aan xanuunsan wx ma barto".

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.