Arday baa maalin weeydiyay

Arday baa maalin weeydiyay Bruce Lee oo ku yidhi : " waxad ii baraysa sidi aan uu dagaalami laaha waxanad igala hadlaysa Nabada " ? Markasu Bruce Lee ugu jawaabay " waxa ku wanagsan in aad noqoto dagaalyahan beer dheex jooga inti aad noqon lahay beeralay dagaal dheex jooga "
Ilyas Mohamed Farah

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.