Ilaahey iyo Nebiga Muxamad (Scw) Inaad jeceshahy waxaa u daliila Akhlaaqdada sida

 Ilaahey iyo Nebiga Muxamad (Scw) Inaad jeceshahy waxaa u daliila Akhlaaqdada sida

waalidkaaga ula dhaqmeysid sida Jaarkaga ula dhaqmeysid sida saaxibada ula dhaqmeysid sida walalahaga ula dhaqmeysid sida muslimiinta ula dhaqmeysid نعم. إذا كان عليك أربع Buu Nebiga yiri Scw Afar sifo hadaad leedahay Aduunyo kaama tagin Buu yiri xadiiskaa Waliba xadiiska sanadkisu waa daciif lakin lil fadhaail waala isticmali karaa Afar khasladood buu Nebiga (scw) yiri hadaad leedahay khayrkii Aduunyada yaalay kaama tagin waad heysataa
Wllhi Sheikh xuseen Cali jabuuti wax badan yaa ka faaiday allow inoo xafid daaciyaashena ❤ 😍 💖 ❣

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.