Kalla Maan



Ruush iyo Reer galbeed




Reer galbeedka camalkooda waad la cajabaysaan e





Waagii ameerika Ciraaq, ciidan ugu duulay

Caruuraha markuu laynayiyo, culumadeediiba

Cunaqabatayn lama saarinoo, lama cambaarayne

Ruush cibaaraduu dhigay maxaa, looga cadanyooday

_

Kala-maan

Post a Comment

1 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.