Saddexda Mustafe odhaahyadooda waxa ka mid aah :



Saddexda Mustafe odhaahyadooda waxa ka mid aah :









" Haddi mu'min iyo gaal ay bad ku wada dhacaan hadba ka baddaasha bartay ayuun baa badbaadaya illahayna ma jecla jaahiliinta ."




- Dr.Mustafa Maxmuud




" Haddi aad adduunyo rabto wax baro , haddi aad Akhira rabtana wax baro , horumarkeena oo dhami waxa uu ku xidhanyahay uun sidaan wax u baranno "




- Sh.Mustafe.X.Ismaciil




" Marka uu jaahilku qalinka gacanta ku dhigo , dilaaguna qoriga , khaa'inkuna xukunka wuxuu wadanku isku badalaa kayn aan ku haboonayn in bini'aadmiku u ku noolaado "




- Sh.Mustafe As-Sibaci




Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.