10 xikmadood Dhirigalin



Xikmado iyo dhiiragalin.




1-Haddii aanad ka helin qof sheekadiisa, adiga sheeko ku gaar ah qor.




2-Hal cunug, hal bare, hal qalin, iyo hal buug ayaa dunida wax ka badali kara.




3-Guud ahaan maaraynta waqtiga waxa uu ka bilaabmaa qorshayn.






4-Haddii aanad qof waqti u ahayn ama aadan jecleyn qofkaas inaad xiriir la samayso runta usheeg intaad dhaawici lahayd.




5-Haddii aynaan waqtiga maarayn karin, wax kale ma maarayn karno.




6-maanan guuldarreysaj, keliya waxaan helay 10,000 oo waddo oo aanan shaqayneyn.




7-Hal fure oo muhiim u ah guusha waa kalsoonida, hal fure oo muhiim u ah kalsooniduna waa diyaargarowga.




8-Dadka ka cabsada in ay guuldarreystaan marnaba ma dhadhamin doonaan farxada guusha.




9-Waxaan soo guuldarreystay marar badan, taasina waa sababta aan u guulaystay.




10-Qofka kaliya ee si dhab ah kuu dhiirigalin karaa waa adiga.




Nala Wadaag Qodob si gaar ah kuu soo jiitay?




Hadii aad wax kaa faa,iday lawadaag Azxapta kale Mahadsanid⤵️Nagu soo biir⤵️




Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.