Baraarujin



Baraarujin .




Maadama Bil Ramadan Lagu Jiro Aana rajeynayo In Badi Kitaabka Quraanka La Akhrinayo Bal Calaamadas Ayan Isku Baraarujineyna.




Calaamadani Waxa La Yirahda Sujuuudu Talaawah Adigo Akhrinayo Quranka Hadad So Gaartid Ayad Ay Ka dambeyso Calamadas Meeshaada ado Fadhiya Baad Qiblada U Jeesan Deetana Waad Sujuudi ,Ducadan Ayana Lagu akhrista Sujuudda:

" سجد وجهى للذى خلقه وشق سمعه وبصره بحوله وقوته، تبارك الله أحسن الخالقين “ 🌙♥️..




"SAJADA WAJHII LILADII KHALAQAHU WASHAQA SAMCAHU WABASARAHU BIXAWLIGI WAQUWATIHI , TABAARAKALLAHU AXSANAL KHAALIQIIN"




Hadad Akhrisatay Si Xasuusi walalahaga Kale O U share Garee waxa Laga Yaaaba qof Inu ducada Madaxaga Ku Barto ajirna alle Hanga wada siiyo dhamaaten.🙏🥀☕




Wa Suragal Inad Si Baahisa Inay Kugu Cuslaato Fursad Dahabi ah Badse Is Dhaafineysa Wlh Ogow Hadu qof Madaxaga ku Barto intuuba Ku Duceysanayo ajir Bd Ku Yeelan.



Hana iloobin inad raad ka tagto

W/Q: Mohamed A Mohamed.


Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.