Farsamo Cusub



Qof uusan lanbarkiisa kuu keydsaneyn, inaad keydsatana aadan rabin, haddii WhatsAppka inaad warqad uga dirto aad rabtid.




1- Fur barnaamijka Websiteyada aad ka booqatid, sida Google Chromeka iwm.

2- Ku qor wa.me/lanbarka aad rabtidna raaci, tusaale sida sawirka koowaad ka muuqata.

3- Kedibna "continue to chat" riix, sida sawirka labaad ka muuqata.




Qaabkaas ayaad qofkii ula hadli kartaa, lanbarkiisa dhan adigoonan save gareysan.




Duhur wanaagsan 😊 Ramadaan Mubaarak


Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.