Cilmu nafsi dumarka ku saabsan.



[Cilmu nafsi dumarka ku saabsan.]👇




1- Gabadha way dhoola cadaysaa marka ay aragto qofka ay sida dhabta ah u jeceshahay dhoola cadeyntaas farxad ayaa ka keentay.




2- Gabdhaha saaxiibada dhabta ah waxbo ma kala qarsadaan midkood hadduu qof naco ama ay is dagaalan tan kalena way la nacdaa.👇




3- Cilmu nafsiga wuxuu leeyahay gabdhaha 95% way naxaris badan yihiin balse uma naxristaan qofka aan iyaga u naxrisan.




4- Gabadhu inta badan way ka caajistaa markii shaqo loo diro balse mar hadday hawsha faraha la gasho wax kasta way sii dhamaystirtaa.👇




5- Gabdhaha way xishood badan yihiin wayna aamusnan badan yihiin marka ay ka ag dhaw yihiin wiilal aysan aqoon balse wax ka qaylo badan ma jiraan markay la joogan wiilal ay yaqaanan sida saxiibadood walalahood.🙏




hadaad xiiseyso fadlan postigaan mudnaantiisa siiya.

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.