Maxaad doonaysaa..?



Maxaad doonaysaa..?




1. Maxamuud Darwiish Abwan Falastiini ah

"Waxba i ma xiiso gelinayaan

Waxaan doonayaa in aan ooyo."




2. Federico Lorca: Abwan Spanish ah

"Waxaan rabaa in aan in yar hurdo.. hal daqiiqo ama hal qarni."




3. Muhammad al-Maghout: Abwan suriyan ah

"Waxba ma doonayo. Noloshaydii oo dhan waxaan ku dhammeystay aniga oo ruclaynaya/ordaya, gaboow mooyee wax kalana ma gaarin. Dawaarlayaashoow: waxaan u baahanay karfan ballaaran oo ku filan riyooyinkayga."




4. Charles Bukowski: Abwan iyo sheeko faneed yahan Jarmal ah

"Waxa keliya ee aan doonayo in aan sameeyo waa; in aan sariirta tago oo indhaha isku qabto, kadibna aan seexdo hurdo aanan weligeey kasoo toosin."




5. Dostoevsky: sheeko faneed yahan Ruush ah

Waxaan doonayaa ugu yaraan in aan helo hal qof oo aan ula hadli karo si lamid ah sida aan naftayda u la hadlo.




Adigu maxaad doonaysaa?




Uduga buugta

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.