Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Xaarruun oo xaaskiisa ammaanaya ayaa waxa uu yidhi

 Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Xaarruun oo xaaskiisa ammaanaya ayaa waxa uu yidhi:-


"Aniga Nin Islaan baa iga dhigtay. Waxa aan uga dan leeyahay Waxaan u baahnaa amma reer iyada ayaa iga kaafiday ana idinkuun baan idiin muxaadireeyaa. Ima aydaan aragteen haddii aan xaaskaygu iga danbayn.


Carabta ayaa waxa ay tidhaahdaa Nin kasta, oo weyn gabadh weyn baa ka danbaysa. Waxaa laga yaabaa, in aad aniga hadalkayga aragteen, oo aad i ammaantaan, oo aad tidhaahdaan waa Shiikh Mustafe, oo waa wacdi fiican yahay. Waar wacdigani ma jireen haddii aanay islaan khayr qabtaa iga danbayn"




Share post

Comment it

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.