Terra luna waxay noqotay Crypto assetkii ugu qiimo beelka badnaa

 Terra luna waxay noqotay Crypto assetkii ugu qiimo beelka badnaa Waxayna kaga sii dartay in qiimo dhacaas oo dhan uu ku dhacay Waxkayar bil 

Halka suuqa Crypto-market oo 7bilood qiimo dhacu ku socday 


Total assetska crypto-currency ayaa kasoo dhacday 3.2 trillion dollar timidna 1trillion dhabtii wuxuu ahaa qiimo la saadaaalinayay in halkaas imaan karto 


Marka la eego Qiimaha dhaca ku yimi total assetka crypto currency waxay noqon in Cypto-currency kasta ay lumisay qiiimaheedi u sareeyay 3meelood 2meelood kamida 


Ilaa kuwa u liita ay lumiyeen 8meelood 7meelood kamida 


Laakiin Luna waxaas oo dhan soo fariiso ayay tiri waxay lumisay 100meelood 99.9 kamida taas oo ka dhigan qofka Terra luna Markay maraysay 100$ haystay one million dollar in lacagtiisa ay uga soo hartay 1,000$ waana Faqrinimo degdeg ah 


-Maxaa laga rajaynaya mustaqbalka!?

-Masii jiri doontaa Luna mise crash baa ku dhici doona?

-Tijaabadii aan ku sameeyay maxan kala kulmay?


Marka lagu qiimeeyo qiima dhaca ay samaysay waxaa loo badalinaya inaysan macquul ahayn in ay qiimaheedii hore Difaacato Waxaa la rajaynaya in dib u habayn qiimo lagu sameeyo oo ay lasoo baxdo prices ka duwan kuwaan


Dadka horay u haystay marwalba waxay haysan doonaan coins koodii ay qiimaha kala baxeen



Aniga ahaan waxaan tijaabiyay xalay 06:00pm waxaan galiyay lacag dhan 55$ markaasna qiimaheedu wuxu marayay $0.0087

Waxaan helay Coins u dhigma 5,147


Qiimaheeda ayaa isla habeenimadii gaaray halka coin $0.05 taas oo aniga isiisay lacag dhan $310


Hadda oo aan qoraalka qorayo waxaan haystaa weli 5147$ coin laakiin isku dar hanti ahaan marka loo badalo waa lacag kayar $1


Matahay talo wanaagsan in qofwalba tijaabiyo?


Haa dabcan laakiin marwalba ogow hadii isbedelka iyo xawaaraha Hantiyeed sidaas fudud isku badali karo in qofku uu galiyo lacag aanan wax walwal ah ku hayn marwalba sababahan dartood


1-price movement ga lama xiriirto wax aqoona kadib maalgashiga aad ku samaysid si walba oo aad trader ana analyser u tahay waxba kama badali kartid qofkalena kama badali karo


F.G hadii qiimaha luna terra uu gaaro halkiisii u saraysay kala barkeeda ahna $55+ coinskayga aan gatay waxay ka noqonaysa lacag dhan 300,000$ kabadan waana hanti ku kumanaan jibaaranta waxaan galiyay cajiiib


Xigasho Eng Amiir Ahna Malgashade Suuqa Crypto

Waad tijaabin kartaa laakiin ogow hantida aad galinaysid inaysan saamayn kugu keenin


Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.