Sawirka waxaa ka muuqda sida ardayda ciraaqiyiinta ahi....

 Sawirka midigta xiga waa intaan ciraaq la qabsan , kan bidixda xigana waa isla qofkii oo soo maray xabsi ay dhigeen American-kii kusoo duulay ciraaq

Waa "Xamiid khalaf al-cakiili" waa buunnigii(professor-kii) ciraaqiga ahaa iyo caalimkii ATOM-ka 

Sawirka waxaa ka muuqda sida ardayda ciraaqiyiinta ahi ugu imaanayaan markay fahmi waayaan su'aalo la xiriira Atomic-ga chimistry-ga 


Xamiid khalaf al-cakiili intaanu qaddarkaan ku dhicin wuxuu shahaadada PHD ka haystaa cilmiga Atomic-ga chimistry-ga wuxuu macalin ka ahaa jaamacada Cambridge ee ingiriiska ku taal

Maraykanka iyo xulufaddiisii markay ciraaq qabsadeen bay xabsiga dhigeen dambiga kaliya ee uu galayna wuxuu ahaa inuu ahaa professor carbeed oo ciraaqi ahaa muslinna ahaa oo ku takhasusay cilmiga Atomic-ga iyo inuu shahaadda PHD ka haystay cilmiga Atomic-ga chimisty-ga , 

Al-cakiili waxaa xabsiga laga soo daayey kadib markii uu caqligiisii ku waayey jirdilkii iyo baabi'intii qoyakiisii loo gaystay iyo dhiciddii la dhacay hantidiisii .

Al-cakiili maanta isagoo caqligiisii , qoyskiisii iyo hantidiisiiba waayey buu ku dayacanyahay waddoonyinka baqdaad


Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.