Erayo kamuhimsan ereyga wan ku jeclahay 😌 1. Naftaada ii ogow 2. Anigaa kula jira 3. Waxaas ayaan arkay markaas ayaan adiga kusoo xasustay 😋 4. Macunteesay 😋 5. Waxaan ku faraxsanahay inaan adiga dartaa u qabanayo waxaan 😘 6. Sidee ahayd maalintaadu Qofkaa ku dhadid intaan wuxu ogana Inaa agtisa kuweyntahay Furaha Nolasha ✍

 Erayo kamuhimsan ereyga wan ku jeclahay 😌


1. Naftaada ii ogow 


2. Anigaa kula jira 


3. Waxaas ayaan arkay markaas ayaan adiga kusoo xasustay 😋


4. Macunteesay 😋


5. Waxaan ku faraxsanahay inaan adiga dartaa u qabanayo waxaan 😘


6. Sidee ahayd maalintaadu 


Qofkaa ku dhadid intaan wuxu ogana Inaa agtisa kuweyntahay 


Furaha Nolasha ✍

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.