Qiso Cajiib ah.

 Qiso Cajiib ah.


Waxaa jiray wiil dhalinyaro ah Oo ka shaqeeya nadaafadda wadooyinka Wuxuuna jeclaa gabar, maalin maalmaha kamid ah isaga oo Wadada nadiifinaya ayuu wuxuu 

arkay Gabadhii uu jeclaa oo kusoo socoto wadada uu nadiifinaayay...! wuxuu fariistay meel hoos ah madaxiisana wuu qariyay isago ka xishoonayo iney aragto Gabdha uu jecel yahay


Gabdhii ayaa usoo dhawaatay oo aragtay In Gacliyaheeda duleysan yahay Hortiisa ayey fariisatay waxeyna ka qaaday Weelkii uu wax ku nadiifinaayay 

Waxeyna ku tiri - Ha xishoon gacliye Ma ogid miyaa shaqadaada iney aniga sharaf ii leedahay 

Wiilkana uu amusan yahay..!


Kadib ayey waxey go'aan satay iney la shaqeyso gacliyaheeda ilaa dhamaadka Nolosha 


Waa sidaas Nolosha dhabta ah..!😘


Qofna haku fogeyn shaqadiisa wll.💏


Furaha Nolasha ✍

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.