Shaqo La An Jamaci Ah

 Waxaa laga yabaa inaa shaqo la'aan tahay adigoo 20 jir ah, jaamici ah, waalidkaana ay gacanta kugu haayaan halkii aad adiga ku heyn laheyd.


Waxaa laga yaabaa inaa subax kasto soo kacdo adigoo ka fikiraya sidaa shaqo ku heli laheyd, meel kasta CV geestay, dad badan oo xigtaada ah shaqo ka raadisay, xafiisyo badan tagtay oo aad ka weysay ama dhowreyso wacaal fiican.


Waxaa laga yaabaa in dad badan oo shaqo u raadisay in ay ku xumeeyeen, mudnaantii aad laheyd ku siin waayeen, waxaa dhici karto in subax kasta ku soo toosto wal wal badan iyo ciriiri nolaleed.


Maalin maalmaha kamid ah waad guuleysan doontaa insha Allaah, waalidiintaadana wey ku farxi doonaan, adiga ayaana nolashooda ka-faala qaadi doono insha Allaah ee haniyad jabin ! 


Furaha Nolasha ✍

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.