Saxiibtinimadu Waa

 Saxiibtinimadu wa shay qaaliya

balse wa kuma& tuma uqalanto saxbtinimo


AKHI&Ukhtaah


saxiibka leh sifaadkaan iska fogeey


👉1_ midka kafog rabigiii 

midkaan allaah swt cilaaqo wangsan lalaheen su udhunshahy cilaqada eebe ayu adna kuu lumiiin


👉2_ midka maanto dhaan kaga sheeekeyo malayacniga xanta dadka wax kasheegooda !

saanu yiri saane tiri iskaaga tag kaaas saxb kaaraci maaye malinka danbe adu kugu sojesaan ileen umadi dhameed wuu sowada marsiiyee


👉3_ midka aanaan uxisaabsaneen waqtika oo marwalbo ah qof laheli karo onlline bilaasha kacaraar yuusa cudurkiisa ku qaadsiinee


👉4_ saxb aana kudardaarmin cabside alle inaad kadheerato macsida ucaraarto xaga allee


👉5_ saxb aanaan kuu faaideyn hal aayad macnaheda ama hal xadiith macnihiisa


waxaan kudardarmaya inaad iska ilaaliso saxbka sifaadka xun 

waxana kudardarmaya midka sifaadka wangsan leh


👍 1_ midka kuu dardaarmo cabsida allee


👍2_ midka kugu booriya wangaa inaad gaartid ridaha eebe iskana ilaalisiid carada eebe


Furaha Nolasha ✍

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.