Jaceylku waa wax lagu faano ee ma aha wax laga faano

 Jaceylku waa wax lagu faano ee ma aha wax laga faano

💋.Haddii lagu jecel yahay waxaad tahay Qof wanaagsan
😋.Haddii lagu neceb yahayna waxaad tahay qof xun
❤.Inaad qof jeclaatid iyo in lagu jeclaado waxey tilmaan utahay inaad damiir iyo danqashaba leedahay.
🗣.Dadku waa isku dad balse damiirka iyo Danqashada ayey ku kala duwan yihiin.
🗣•.Xikmad waxaa inoogu filan Cilmiga iyo Caqliga saliimka ah.
👉•.FG:-Fadlan Xus xigashada xikmada qormadan balse ha xadin.
🤚•.W/Q:-Macalin Cabdiqaadir Shariif Aadan (fitiqow,foodcadde).✍️✍️✍️

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.