Kalinimada waqti dheer waxay Ka xun tahay Cabidda sigaarka ;-

 Kalinimada waqti dheer waxay Ka xun tahay Cabidda sigaarka ;-

Ma ogtahay in dadka kunoolaada kelinimada wakhti dheer ay 50% aad ugu dhowdahay in ay dhintaan wakhti hore marka loo eego Dadka Kale.
Arrinkani waa sababta dhowr arrimood oo kala duwan. Marka hore, kalinimadu waxay Daciifinaysaa habdhiska difaaca(Immune system) sidaas awgeed waxay kordhisaa khatarta cudurrada. Waxa kale oo ay kordhisaa bararka jidhka, kaas oo sida sigaarka, ka qayb qaata cudurrada wadnaha iyo xaaladaha kale ee caafimaad ee joogtada ah.
Kalinimaddu waxay keentaa walbahaar saamayn kara niyadaada iyo maskaxdaada , taas oo saameyn ku leh caafimaadkaaga guud.
ka dheerow kalinimadda Wakhtiga dheer.
Guled Mohàmed

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.