Maalin maalmaha kamida ayaa ibliis naclad haku dhacdee


Maalin maalmaha kamida ayaa ibliis naclad haku dhacdee wuxuu albaabka kusoo garaaca gaalkii Fircoon ahaa.
Ibliis: albaabka iga fur. 🧐
Fircoon: waa kuma adi 🙄 ?
Ibliis: naclad hakugu dhacdee adoo ilaahnimo sheegtay sidee qof albaabka kugu soo garaacey u garan weyda ? 😁😂
Waa labo naclad qabe oo aan midna mid dhaamin var ayey isla daba galeen 😃

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.