Rasuulka (S.C.W) wuxuu yiri;

 Rasuulka (S.C.W) wuxuu yiri;

“Janada waxaa galaayo dad qalbigooda tahay sida tan shimbirta oo kale.
Qalbiga shimbirta waa saafi oo nadiif ah qalbiga shimbirta waa mutawakal yacni mid Alle tala saarato marwalba.
#F:G; waxaan ka fahhmeynaa xadiiskan inay aad muhiim u tahay qalbi wanaaga iyo niyad samida iyo inaad Alle (S.W.T) had iyo jeer talo saarato.

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.