Maanta oo kale (10ka bisha shacbaan sanadkii 12 ee hijriga

 Maanta oo kale (10ka bisha shacbaan sanadkii 12 ee hijriga) Ciidanka muslimiinta oo uu hogaaminayay Al-Qacqaac Binu Camar ayaa ka guuleystay Ciidankii furus dagaalkii Xuseyd -معركة الحُصَيْد- Kadib markii la dilay hogaamiyihii faaris ee dagaalka hogaaminayay, ayna kala carareen ciidankii.



Maanta oo kale (10ka bisha shacbaan sanadkii 497 ee hijriga) dowladii salaajiqada ee muslimka aheyd ayaa ka guuleystay Saliibiyiinta gaalada ah dagaalkii "Xarran معركة حران"

Maanta oo kale (10ka bisha shacbaan sanadkii 1389 ee hijriga) Madaxweynihii hore somalia Maxamed Siyaad barre ayaa inqilaab ku qabsaday talada wadanka.
#Bin_Farah

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.