Markan uu firsaday waxan ogaday in aay addunyadu

 " Markan uu firsaday waxan ogaday in aay addunyadu la mid tahay Garoonka kubbada cagta lagu ciyaaro oo kale waayo mid wuxu doonaya inu horumar iyo guul u gaadho halka midna uu raadinayo khaladaadka dadka iyo ceebahooga , midna waa xasid oo waxu ka horjoogsanaya guusha , halka qaarna dawasho un aay uu joogaan .

Intaas oo dhana waxay kala yihin ciyaaryahanka oo ku dadaalaya sidi uu gool iyo guul uu gadhi laaha , garsooraha oo isaguna eeg-eegaya khaladadka dadka iyo ceebahooga midka xasidka aahna waa goolhayaha oo isaguna ka horjoogsanaya guusha , kuwa dawasha uu joogaana waa tageerayaasha "
- Hadda baa adigu midke jeceshahay in aad addunyada ku dheex noqotid ?
- Ilyas.M.Farah | Xikmaawi

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.