Hadaa tahay qof ku fiican hal xiraalayaasha bal maanta jawaabta nasii:

 Hadaa tahay qof ku fiican hal xiraalayaasha bal maanta jawaabta nasii:

Waxaad Heysataa 112 Joog oo Kabo Ah. Waxanaa lagaa rabaa inaad Kabahaas oo dhan Ku shubtid Danbiil/Salad.
Halkii Dambiil/Salad Waxey qaadi kartaa Kaliya 28 Kabood.
Hadaba Meeqa Dambiil/Salad ayaad u Baahantahay si aad Dhamaan Kabaha ugu wada Qaadatid?
Soo qabo qof aa is leedahay hal xiraalayaasha wuu ku fiican Si uu kuu caawiyo....

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.