Taariq ibn Ziyaad

  Taariq ibn Ziyaad

🔸️Wuxuu kasoo jeeday qowmiyadda "Berber" la yirahdo ee degto waqooyiga Afrika gaar ahaan Morocco.
🔸️Wuxuu ahaa ninkii furey wadanka maanta loo yaqaan "Spain". Dalkaasi oo muslimiinta ay uu yaqaanan "Al-Andalus"
🔸️Sanadka 710 ee miilaadiga ah ayuu Taariq uu gudbay dalka Spain asigoo wato ciidan gaarayo 7,000 oo rag ah inta ugu badan waxay ahayeen dadka Berberka ah oo goor dhow soo islaamay.
🔸️Waxayna ku digteen buurta maanta loo yaqaan "Gibraltar" ee loogu magac daray Hogaamiyaha Taariq ibn Ziyaad.
🔸️Boqorkii Spain xiligaasi xukumayey ayaa soo direy ciidan ku dhow 100,000 oo rag ah. Balse dagaalkaasi waxaa ku guuleystay muslimiinta.
🔸️Muddo 800 oo sano ah ayey Spain iyo Portugal gacanta muslimiinta ku jirtey.

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.