mucaad ibnu jabal

 mucaad ibnu jabal RC ayaa oyey Maalintii uu Dhimanaayey, Markaas ayey Asxaabta weydiiyeen oo ay ku yiraahdeen:- Mucaadoow Ma Adiga ayaa Ooynaaya oo Nabiga CSW ku Jeclaa, Maxaad la Oyneeysaa? Markasuu yiri:- Adduunyo Aan ka Tegaayo la Ooyi Maayo, Iyo Cabsi Aan Geeri ka Cabsanaayo, Laakiin Meesha lagu Dambeynaayo Waa Labo Meelood midood, Janno Barwaaqo Badan iyo Naar Kuleel Badan. Midda aan Ku Dambeyn Doono Ayaan la Murugeysanahay taas ayaan la Oynayaa

YAA ALLAH NA HANUUNI OO NAXARISO NAXARISTADA WAN U BAAHANAHAYEE
AAMIIN AAMIIN AAMIIN

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.