Soonka Maalinta carafa

 🕋 Soonka Maalinta carafa waxaa laguugu dhaafayaa dambiga sanadkii tagay iyo kan soo socda.


🕋 Duco la ducaysto waxaa ugu khayr badan ducada Maalinta carafa.



🕋 Maalinta carafa sanadkan waxay ku beegan tahay maalinta bari oo jimce ah, Jimcahahana waxaa ku jira saacad duco walba oo uu qofka muslimka ah ku ducaysto ilaahay ka aqbalo.


🕋 Ku dadaal maalintan inaad Soontid haddii aad awoodid, la baxdid sadaqo, sidoo kalena aad ku ducaystaid wax walboo aad ku riyoonaysay ama ku taamaysay.


La wadaag asxaabataada iyo dadka aad jeceshahyba.

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.