Ha u eegina denbiyada dadka

 ||° Ha u eegina denbiyada dadka kale sidii oo aad tihiin Rabbiyaal; balse u eega danbiyadiina idinkoo ah Addoomo. U Naxariista dadka dhibtu haysato. Eebbana ugu mahad Celiya bedqabkiina.

Iska jira in aad dhahdaan ' Kaasi waa ehlu naar.... kaas Kalena waa ehlu Janno.'
Ha iska kibrinina dadka denbiyada galay basle Eebbe uga barya Hannuun.! °||
#Imam_Maalik

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.