Nabi kasta iyo wuxuu ku caan baxey

 Nabi kasta iyo wuxuu ku caan baxey

👉

1. Nabi Yuusuf qurux ayaa loogu deeqa.
2. Nabi Ayuub dulqaad ayaa loogu deeqa.
3. Nabi Aadam aabihii bani'aadamka oo dhan ayaa loogu deeqa.
4. Nabi Sulaymaan boqornimo ayaa loogu deeqa heer uu aduunka po dhan soo maamuley.
5. Nabi Ibraahim saaxiibkii ALLE ugu dhawaa inuu yahey ayaa loogu deeqa.
6. Nabi Muuse ALLE inuu toos ula hadley ayaa loogu deeqa. 😍
7. Nabi Dilkifl balankii uu qaadey oo adkaa inuu fuliyey ayaa loou deeqa.
8. Nabi Yuunis in qowmkiisii au wada hanuuneen ayaa lagu manneysta.
9. Nabi Ciise in uu masiixu dajjaal dilayi ayaa loogu deeqa oo ah fitna wadaha ugu weyn dunida.
10. Nabi Muxamed nabad galyo iyo naxariis korkiisa ha ahaatee nabigii iyo bani'aadamkii ugu fadliga badnaa ayaa loogu deeqa.
ALLE ha inaga dhigo kuwuu u shafeeco qaado aamin 🤲🏾

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.