10 il-baxnimo ee ugu da'da waynaa taariikhda aadanaha

 10-kii il-baxnimo ee ugu da'da waynaa taariikhda aadanaha : -

1: il-baxnimaddii dhulka labada wabi u dhexeeya (bilowgii sanadkii 3500 miilaadiyada ka hor)

2: il-baxnimaddii wabiga Sindi ee bakistaan , hindiya iyo kuufurta afgaanistaan (bilowgii sanadkii 3300 miilaadiyada ka hor)

3: il-baxnimaddii masaaridii hore (bilowga sanadkii 3150 miilaadiyada ka hor)

4: il-baxnimadii Maaya ee maksiko (bilowga sanadkii 3114 miilaadiyada ka hor)

5: il-baxnimaddii shiinaha (bilowga sanadkii 2700 miilaadiyada ka hor)

6: il-bqxnimaddii giriiga (bilowga sanadkii 2700 miilqadiyada ka hor)




7: il-baxnimaddii faarisiyiinta(persia) (bilowga sanadkii 550 miilaadiyada ka hor)

8: il-baxnimaddii roomaanka (bilowga 550 miilaadiyada ka hor)

9: il-baxnimaddii Aztec ee maksico

10: il-baxnimaddii inca ee biiruu koonfurta Ameerika 


lawadaag asxaabtada 

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.