24-kii saacba intee jeer baad alle baridaa , intee baridaa allihii ku yiri : - "ٱدْعُونِىٓ أَسْتَجِبْ لَكُمْ ۚ "

 24-kii saacba intee jeer baad alle baridaa , intee baridaa allihii ku yiri : - 

 "ٱدْعُونِىٓ أَسْتَجِبْ لَكُمْ ۚ "


                                   "i barya waan idinka ajiibayaaye"

Allihii mar kale ku yiri : - 

"وَآتَاكُم مِّن كُلِّ مَا سَأَلْتُمُوهُ"

       "Wuu idinsiiyey wax kasta oo aad waydiisateen"

Eeg alle ma oran qayb ama wax  kamida waxa aad waydiisateen ee wuxuu yiri wax kasta oo aad waydiisateen 

Allihii mar kale ku yiri : -

"وَلَسَوْفَ يُعْطِيكَ رَبُّكَ فَتَرْضَى"

"Rabbigaa wuu ku siin doonaa markaasaad raali noqondoontaa"

Eeg alle ma oran kaliya wuu ku siin doonaa wuxuu yiri wuu ku siin doonaa markaasaad raali noqonaysaa

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.