Marka aad sheekada dhamaysato waxa kaaga soo baxa hoos noogu reeb.

Marka aad sheekada dhamaysato waxa kaaga soo baxa hoos noogu reeb.




 Goob bulsho oo ay dad buuxan ayaa waxaa isku dagaalay labo nin oo indhoolayaal ah midba midka kale wuu ka fuqi waayay dadkuna way wada daawanayeen oo cid kale celisa waala waayay kadib wiil yar oo 12 jir ah baa yimid goobtii ay isku dagaalayeen indhoolayaasha wuxuu yiri sidaan" Anigu waxaan la jiraa labadooda midka tooreyda wata" kadib labadii nin ee indhoolayaasha ahaa ayaa kala fuqay oo midba midka kale ka cararay sidaasna ku kala tageen.😅 dadkii oo dhan ba soo eegay wiilka yar lana yaabay aqligiisa. Maxaad ka fahantay sheekada.

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.