Haddi aad waydid saaxiib run-sheega ah, Kali socod iska noqo sida.....

 Haddi aad waydid saaxiib run-sheega ah, Kali socod iska noqo sida libaaxa oo hadaba socon laxaha. Muhimadu maaha inaad saaxiibo badan yeelatid balse waa inaad kuwa khayr badan leh la saaxiibtid. 



"Ilaahay agtiisa saaxiibka ugu khayr-ka badan waa ku uwanaagsan cida uu la saaxiib yahay." Sallalaahu calayhi wasalam.

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.